………………………..
Waxaa saaka oo Khamiis ah dayactir laga bilaabay faraca Al-Furqaan ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso, dayactirkan ayaa lagu samaynayaa waax ka kooban shan fasal iyadoo laga faa’idaysanayo fasaxi koobnaa ee saddexda casho ahaa kaasoo lowgu diyaar garoobayey imtixaanka teeramka 1aad.
maamulka dugsiga waxaa markasta ka go’an in dugsigu ahaado kan ugu horeeya dalkeena : dhanka waxbarashada iyo dhanka degaanka IWM.
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.