………..
Waxaa saaka oo Khamiis ah 14/10/2021 si toos ah u bilowday imtixaankii asbuuclaha ah ee fasalada 8aad ee dugsiga dhexe ee faracyada Al-Furqaan iyo Al-Ridwaan ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.Imtixaankan saaka u bilowday ardayd ayaa noqon doona asbuucle waxayna ardaydu galeen saaka madooyinka Tarbiyo iyo Carabi.Maamulka dugsigu waxa uu u rajaynayaa dhammaan ardaydan saaka u bilowday imtixaanku inay ka miro dhaliyaan dadaalkii ay waalidka iyo macallimiintuba kusoo bixiyeen mudadii ay waxbaranayeen.
——— Dhammaad ———-
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.