Jadwalka Imtixaanka Teeramka 1aad, ee Sannad Dugsiyeedka 2021/2022.

…………..

Waxaa saaka oo Arbaca ah 29/12/2021, lasoo dhajiyey jadwalkii Imtixaanka teeramka 1aad, ee sannad dugsiyeedka 2021/2022. Oo isbedel lagu lagu sameeyey.Hore waxaa u qorshaysnaa in imtixaanku bilowdo 04/01/2022 uuna dhamaado 15/01/2022, lkn qorshahaas waa is bedelay dhacdadii asbuucii hore magaalada ka dhacday darteed.

Waxaa xusid mudan in imtixaanku bilaaban doono, maalin Isniin ah oo ku beegan 10/01/2022 kuna eg yahay maalin Khamiis ah oo ku beegan 20/01/2020 insha’alaah.Maamulka dugsigu waxa uu ardayda kula dar daarmayaa inay dadaal muujiyaan, wax akhriskana badiyaan, madaama uu imtixaankii teeramka kowaad ee sannad dugsiyeedka 2021/2022 ay ka dhimman tahay 11 maalmood oo kaliya.

———-Dhammaad ————

Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.

Related Posts

Leave a comment