……………….
Ardayda dugsiga sare ee Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso ayaa ka qeyb galay ceel jaalihii sannad laha ahaa ee ay Dalladda Wacyi-gelinta Bulshada رابطة إرشاد المجتمع u qabato ardayda dugsiyada sare ee Puntland.
Ceeljalaha sanadkan oo looga hadlayey :
1- Adeegsiga internetka iyo saamayntiisa
2- Qorshaynta wakhtiga iyo
3- Saaxiibtinimada wanaagsan.Ayaa lagu qabtay beerta nasashada ee Maandeeq Garden and Fitness Center
.—— Dhammaad ——–
Xafiiska Nashaadka & Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.