……………..
Hambalyo dhammaan ardaydeena dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso oo saaka oo Khamiis ah loosoo dhajiyey natiijadii imtixaanaadka teeramka 2aad 2021/2022, imtixaankan oo lasoo galay mudadi u dhaxaysay 04/05/2022 – 15/05/2022 ayaa maanta si toos ah loo shaaciyey, kadib marku xafiiska imtixaanaadka dugsigu soo dhameeyey sixidi, hubintii iyo ku gurista databaseka.
Maamulka guud ee dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso waxay u hambalyeynayaan dhammaan maamulka, macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta natiijadii fiicnayd ee ay ka keensadeen imtixaankii ay galeen.
Hambalyo Hambalyo dhammaan bahda dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso.
——– Dhammaad ———-
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Imaamu Al-Nawaawi Boosaaso