Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Bosaaso

Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Bosaaso Waa Dugsiyadii Ugu Horeyey Ee Laga Asaaso Deegaanada Waqooyi Bari Ee Somaaliya ( Puntland ) Wuxuna Ku Yaala Magaalada Madaxda Gobolka Bari, Waxana La Asaasay 1992 Waxana Asaasatay Jamciyada Wadaniga Ah Ee Tadaamun.

Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Bosaaso Ilaa Markii La Asaasay Waxa Soo Maray 10 Maamule Guud Oo Kala Ah Sida Shaxdan Ku Xusan :

Ln Magaca Maamulaha Mudadi Uu Xilka Hayey
1  Siciid C/Laahi Maxamed “ Dani “ 1992-1998
2 Shiikh Axmed Cabdi Maxamed 1998-1999
3 C/Laahi Yuusuf Muuse 1999-2003
4     Sakariye Maxamuud Ciise 2003-2005
5 Cabdixaafid Cali Yuusuf 2005-2006 ( Teeramkii Hore )
6 Ludfi Xasan Cawad 2005-2006 ( Teeramkii Danbe )
7 Maxamed Yaasiin 2006-2007
8 Maxamed Sayid Yuunis 2007-2008
9 Axmed C/Raxmaan Jaadal Xaq 2008-2009
10 C/Raxmaan Siciid Muuse “ Xaaji “ 2009- Ilaa Iyo Hada