Address

Lanta-Hawada,Bosaso,Puntland Somalia

Phone

+252907656967

Email

Email: info@nawawischoolsbos.com

Dugsiyada Al-Imaam Al-Nawaawi Bosaaso Waa Dugsiyadii Ugu Horeyey Ee Laga Asaaso Deegaanada Waqooyi Bari Ee Somaaliya ( Puntland ) Wuxuna Ku Yaala Magaalada Madaxda Gobolka Bari, Waxana La Asaasay 1992 Waxana Asaasatay Jamciyada Wadaniga Ah Ee Tadaamun.